Bangiga Dhaxe ee Somalia oo ruux Ajnabi ah Madax looga dhigayo iyo Digniin laga bixiyay

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Xukuumada Soomaaliya damacsan tahay in ruux ajnabi ah Madax uga dhigto Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya, waxaana qorshahan hada kasii digaya Xildhibaano katirsan golaha shacabka. Kulanka ugu horeeya ay yeelanayaan Xildhibaanada golaha shacabka maalinta Isniinta ayaa la filayaa in Baarlamaanka la horkeeno wax kabadalka sharciga Bangiga dhaxe si ruux ajnabi … Continue reading Bangiga Dhaxe ee Somalia oo ruux Ajnabi ah Madax looga dhigayo iyo Digniin laga bixiyay